Munaasabad lagu shaacinayay Ururka Dhaqaatiirta cudurada Uur ku jirta oo lagu qabtay Muqdisho.

0
84

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabad lagu shaacinayay ururka sima oo ah urur aay ku mideeysan yahiin dhaqaatiirta ku taqasuustay Cudurada uur ku jirto.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan dowadda dhaxe,ururada dhaqaatiirta,madax ka socotay jamaacadaha magaalada Muqdisho iyo marti sharaf kale.

waxaana inoo soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here