Munaasabad lagu soo bandhigayay adeeg caafimaad oo Muqdisho lagu qabtay.

0
55

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan DFS, dhaqaatiir iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qayb-galay munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Munaasabaddan waxaa lagu soo bandhigayay adeeg loogu magac daray TIN-KAAB oo uu soo kordhiyay mid kamid ah isbitaallad ka howl-ga magaalada Mudisho.

Warkan waxa afaah faahinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here