Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu soo bandhigayey waxqabadkii hay’adda ee sanadka dhamaaday 2023.
Waxaa kulankan oo lagusoo bandhigay qorshayaasha muhiimka ah ee 2024 ka goibjoog ahaa masuuliyiinta wasaaradda oo uu ugu horeyo wasiirka wasaarada Isgaarsiinta iyo technologiyadda Xfs.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali