Munaasabad lagu soo dhaweynayey maamulka cusub ee xaafadda Waaberi oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb.

0
52

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad ayaa ahayd mid lasoo dhaweynayey hogaanka cusub ee xaafada Waabari magalada Dhuusmareeb caasimadda Galmudug
Waxaana ka qeybalay masuuliyin ka tirsan maamulalaha Xaafadaha Dhuusamareeb ay ka koobantahy, ururada Bulshada rayidka ah iyo qeybaha kale ee bulshada
Munaasabdan ayaa si gaara loogu maamusayey hogaanka xafada Waaberi ee Dhuusamareeb oo dhamaan xubnaha lasoo magacaabayba ay haween yihin.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here