Munaasabad lagu xirayey sanad dugsigeedka iskuulka horyaal oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
84

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xafladan oo ahyd mid lagusoo gabagabeeynayey sanad dugsigeedka waxbarsho ee iskuulka horyaal oo ah goob wax lagu baro caruurta baahiyaha gaarka ah qaba ayaa lagu qabtay magaala dhuusmareeb ee caasimadda Galmudug.

Munaasabadda waxaa ku sugnaa xubno ka socday ururka horyaal ee aas aasay dugsigaan, gudoomiyaasha xafadaha Dhuusamareeb qaar ka mid ah, waalidin dhalay ardeyda ,ardayda iskuulka iyo martisharaf kale.

Warkan waxaa soo jeedineysa:- Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here