Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabad xariga loogajaraayey Maxkamada degmada Bandiiraley gobalka Mudug ayaa lagu qabtay isla degmada.
waxaana ka sooqaybgalay musuliyiin katirsan galmudug maamulka degmada Bandiiraley gudoomiyaha maxkamadda Racfaanka culimada odoyaasha dhaqanka dhalinyarad iyo qaybaha bulshada Bandiiraley
Maxkamadda degmada bandiiradlay ayaa dhawaan lasoomagacaabay iyadoo lasugayo in ay wax kaqabato danbiyada kajira degmada bandiiradlay ee gobolka Mudug.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi