Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Munaasabada Buug Difaacashada Dufcadii 10aad ee ka Baxaysa Jaamacada plasma faraceeda Gobolka Galgaduud gaar ahaana Dhuusamareeb ayaa oo Lagu Qabtay Magaalada Dhuusamareeb
munaasabadda oo ay buugga jalin jebinta ku difaacanayeen in ka badan 50 ardayda waxaa goobjoog ahaa masuuliyiinta ka tirsan maamulka Galmudug, xubno ka socday Maamulka Jamacada ee Muqdisho iyo qeybta gobolka Galgaduud,Macalimin iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Xamdo Diiriye Cali.