Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Munaasabadaan oo aheed mid lagu abaal-marinayey Ardayda Kaalmaha hore ka galay tartan dhanka Culuumta Diiniga ah gaarahaana Kutubta Axkaamta, iyo Caqiidada Ayaa Lugu qabtay degmada Dhabbad ee gobalkan Galgaduud.
Warkan waxaa soo jeedinaysa:-Sadio Abdulkadir Yusuf