Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xafladan oo lagu xusayey 1-da Luuliyo 63 sano guuradii ka soo wareegatay markii ay Xornimada qaadatay soomaaliya ayaa lagu qabtay degmada Guriceel ee gobolkaa Galgaduud.
Munaasabada waxaa sooqaban qaabiyey maamulka degmada waxaana kasoo qeyb galay Masuuliyiinta Degmada Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada Guriceel.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Abdulahi Abdulkadir Nor