Munaasabadda ay ku qalin Jabinayeen Ardey bataray xirfadda kala duwan oo lagu qabtay degmada guriceel

0
28

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ku dhawad 70 Ardey oo bataray xirfaddaha kala duwan ayaa Munaasabadda ay ku qalin jabinayeen oo lagu qabtay degmada guriceel Ee gobalka galgaduud
Ardeyda ayaa aha Dufcaddii 9aad ee ka baxda Machadka Al-imra oo ka mid ah Machadka culumta xirfadaha laga barto ee ku yaala degmada guriceel ee gobalka galgaduud.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here