Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare Ugaas Nuur ee Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay Munaasabad iskugu jirtay Qalin bedeleshada Ardayda Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe iyo Sagootinta Ardayda Fasalaka 4-aad ee Dugsiga Sare ka sidoo kaleqalin bedashay una gudbaya heerka koobaad ee Jaamacada iyo furintaanka Sanad Dugsiyedka Cusub 2023- 2024.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali