Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Machadka waxbarashada ee kulmiye waxa uu kamid yahy iskuulada wax lagu Barto ee Ka shaqeeya degmada Galinsoor machadka ayaa waxaa lagu bartaa maadi iyo diini intaba isagoo soosaaray arday wax tar uleh deegaanka ama degmada Galinsoor machadka waxaa loogu talagalay caruurta agoonta iyo kuwa aan awoodin in ay waxbarashada iska bixiyaan lacagaha wax lagu Barto.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi