Munaasabadda xuska Kowda Luulyo oo Dhuusamareeb lagu qabtay.

0
71

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Dowladda hoose ee caasimadda Galmudug ayaa soo qaban qaabiyay munaasabad lagu xusayay 63 sano guurada kasoo wareegatay maalintii ay xornimada qaateen gobollada kooureed ee dalku iyo midowgii laba gobolk ee 1da luulyo 1960-kii.

Munaasabaddan oo ka dhacday barxadda Dowladda hoose ee Dhuusamareeb waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin uu kamid yahay madaxwayne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, Maamulka Caasimadda iyo qaar kamid ah shacabka Dhuusamareeb.

Warkan waxaa faahfaahinaya:- Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here