Munasaabad lagu wareejinayay Gawaari kuwa gargaarka deg deg ah oo lagu qabtay Baladweyne.

0
25

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka gobolka Hiiraan Mudane Xasan Axmed Barkhadle ayaa hay’adda Save the Children kala wareegay Seddax Ambulance oo loogu tala galay degmooyinka kala ah Maxaas Matabaan iyo Magaalada Beledweyne.

Madasha wareejga gaadiidka Ambulance waxaa ka sugnaa Mayarka Beledweyne Nadar Tabaax Maalin Guddoomiyaha degmada Beledweyne Cumar Calasoow Mareeyaha Mashruuca Damal-Caafimaad Axmed Shiikh Cali Odayaal iyo qeybaha kale ee bulshada.

Abdidahir Garad Ali ayaa warkan faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here