Muqdisho oo laga daah furay ololaha qaran ee diwangalinta codbiyasha

0
17

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa magalada muqdisho ka daah-furay ololaha qaran ee diiwaan-gelinta cod-bixiyaasha taas oo la filayo in dhawaan oo ka qabsoon Gobolka banadir waxaa goob joog ka ahaa gudomiyaha gudiga gudomiyaha gobolka banadir wasiro iyo xildhibano iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa warkan soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here