Muqdisho oo laga furay Xarun lagau baran doona Farsamada gacanta.

0
96

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabad xeraga looga jarayay xarunta farsamada gacanta ee Blue SKY Technical oo lagu baran doona farsamada makaanikada iyo korontada.

Munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa ka qeeyb-galay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,masuuliyiin ka socday jamacadaha magaalada Muqdisho iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa faah faahinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here