Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay`adda awood siinta Naafada Qaranka Soomaaliyeed ayaa kulan ku qabatay magaalada muqdisho, iyagoona golaha Wasiirada Soomaaliya ka cosdsaday in la da-dejiyo ansixinta hindise sharciyeedka naafada qaranka.
Ahmed Mohamed Jama ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.