Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation waxay Muqdisho ku soo gabagabeeysay mashruuc lagu sameeyay qaliimo wadnaha daloolay
Qaliimadan waxaa fuliyay dhaqaatiir Soomaali, Talyaani iyo Itoobiyaan ah, Mashruucan wuxuu ahaa mid muhiim ah, maadaama carruur badan oo Soomaaliyeed ay horey ugu qaliin jireen wadnaha daloolay dalal kale.
Warkaan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali.