Olele nadaafadeed oo biyaha looga saarayo wadooyinka oo laga sameeyay Muqdisho

0
38

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa Waaxda Nadaafadda iyo Bilic Soo Celinta Maamulka Gobolka Banaadir kasameeyen olole ballaaran oo biyaha looga saaraayo wadooyin waaweyn ee magaalada muqdisho kadib markii roobab mahiigaan ah aay ka da’een caasimadda.

waxa ka qayb galay ololahaan maamulka gobolka Banaadir, ganacsatada gobolka iyo gudiga booyadleyda gabobolka Banaadir.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here