Ololaha biyo-dhaaminta abaaraha oo laga billaabay Dhuusamareeb

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ololaha Biyo-Dhaaminta Abaaraha ayaa laga dahfuray magalada dhuusamAreeb ee caasimadda Galmudug.
Shabakada Ururada aan Dowliga ahayn ee Galmudug oo kaashaneysa Ha’adda Mataan Somali Development ayaa bilaawday ololaha biyo dhaaminta abaaraha ee deegaanada miyiga ah.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here