Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ololaha hal geed iyo hal-guri oo ay hal-abuurtay dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa laga daah furay degmada Cabdi Asiis ee gobolka Banaandir waxaana daah-furka ka qayb-galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda iyo gobolka Banaadir.
Wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Galmudug ayaa soo qaban-qaabisay munaasabdda Daahfurka Ololaha.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali