Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobolka Banadir Ayaa Manta Ka Daahfuray Ololaha Ilaalinta Deeganka Iyo Cagaarinta Magalada Muqdisho Ololahan Ayaa ah Mid Lagu Ilaalinayo Bilicda Magalada Muqdisho
Waxa Kaqeyb Galay Ololahan Xubno Kasocday Mamulka Gobolka Banaadir Agaasimaha Waxda Biyaha Iyo Deeganka Cimilada Gobolka Banadir Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud Ee gobolka Banaadir
Warkan waxaa faah faahinaya:Abdifitah Mohamed


