Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS iyo bahda Garsoorka waxaa u furmay Shirka Wadatashiga ee Hirgalinta Hanaanka Garsoorka iyo Asluubta.
Shirkaan waxaa Furay wasiirka wasaaradda Cadaalada mudane Xasan Macalin Maxamuud.
Warkan Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya.