Ololaha wacyigelinta 16 maalmood oo qeyb ka qaatay xakamaynta Tacaddiyada ka dhaca Galmudug.

0
95

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ololahan dhaq-dhaqaaqa 16-ka maalmood ee ka dhanka ah xad-gudubyada ku saleysan jinsiga ayaa diiradda lagu saaraa arriamaha la xiriira ka hortagidda iyo sida loo joojin karo tacaddiyada ka dhanka haweenka,

waxaana Gobolada Somalia lagu qabtaa sanad kasta inta u dhaxeysa 25 November illaa 10 December iyada oo taageera laga helayo hay’adda caalamiga ah iyo ururada bulshooyinka deegaanka
Galmudug oo dhowrkii sanno ee kasoo dhaafay oo ololahan lagu qabanayey ayaa ururada haweenku tilmaameen in uu wax la taaban karo ka bedelay tacaddiyada ka dhici jiray deegaanka.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here