Ololaha wacyigelinta bulshadda iyo xoojinta adeeg bixinta tallaalka oo laga bilaabay Qardho.

0
11

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-kaamamka barakacayaasha magaalada Qardho ayaa lagga bilaabay ololaha wacyigelinta, bulshadda iyo xoojinta adeeg bixinta tallaalka ee todobaadka talaalka guud ahaan Puntland kaas oo looga hortagayo cudurka dabeysha

waxa ka qeyb galay furitaanka ololaha wacyigelinta mas’uuliyiin katirsan Wasaaradda caafimaadka Puntland, madaxda hay’ada save the children, iyo dadka u ololeeya arimaha caafimaadka.

Warkaan waxaa soo jeedineysa: Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here