Ololaha waxka qabashada xanuunka Kansarka oo Muqdisho laga daah-furay

0
19

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada DFS ayaa magaalada Muqdisho e caasimadda dalka waxaa uu ka daah furay Ololaha wax ka qabashada xannuunka kansarka, munaasabadda daahfurka Ololahan waxaa ka qayb-galay masuuliyiin ka tirsan golayaasha wasiirada iyo Baarlamaanka DFS, madax ka tirsan hay’adaha ka shaqeeya caafimaadka iyo marti Sharaf kale.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here