Olole bulshada looga wacyigelinayo isticmaalka bacaha oo laga sameeyay degmada Kaxda

0
37

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Waxaa isa soo taraya wacyigelinta la xiriirta isbeddelka cimilada iyo ka hortagga dhibaatooyinka loo gaysto deegaanka oo loo samaynayo bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Degmada Kaxda ee gobolka Banaadir qoysas barakacayaal oo ku nool ayaa loo sameeyay Barnaamij wacyigelin ah oo ku saabsan ka hortagga halista isticmaalka Bacda Balastikada ah.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here