Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ololahaan oo loogu magacdaray ka wacyigali dadkaaga jarista dhirta ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Qaar ka mida madaxdii ka soo qeyb galay ayaa bulshada soomaaliyeed ku dhiiragaliyey beerista dhirta iyo joojinta xaalufka degaanka.
Dhankooda Yuusuf cismaan iyo Maxamad talakis oo ahaa qaban qabiyaasha ololahaaan ayaa ka hadlay waxa ku dhaliyey xiligaan.
Abdulahi Abdulkadir Nor ayaa faah faahinaya.