Olole indha fiiqis bilaash ah oo laga bilaabay Isbitaalka Cadaado.

0
56

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mashruucan oo In kabadan 250-qof loogu sameysayo qaliinka indhaha si bilaash ah ayaa laga daahfuray Isbitaalka Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaana ololahan fulinaysa hay’adda Qatar charity.

Mashuucan oo ay ka faaiidaysanayaan dadka danyarta ah waxaa laga fulinaya magalaada Cadaado iyo deegaanada hoosyimada.

Warbixintan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here