Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qaar ka mid ah Culimada deegaanka Cadakibir ee gobolka Galgaduud ayaa ka codsaday dadka Soomaaliyeed in laga gacan siiyo dhismaha Masjidka magaalada oo dib loo dhisayo. Masjidkaan oo ah masjid aad u weyn kaa oo in mudda burbursana ayaa hdda dib loo dayactiraya.
Engineer Cali aadan oo ka mid ah howlwaddeenada masjidka ayaa ka hadla heerka uu marayo dhiismaha masjidka
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf