Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Olole lagu daweynaayo dadka qaba xanuunada dhimirka ayaa laga bilaabay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo ka kala yimid gobolada dhexe ee dalka.
Dr Abdirahm Cali cawaale xabeeb oo ololahan hormuud ah ayaa u tagay magaalada Cadaado si uu uga qeybqaato barnaamijkaan.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali