Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda degaanka iyo isbadalka cimilada XFS ayaa magaalada Muqdisho ka bilowday olole lagula dagaalamayo isticmaalka bacda oo degaanka dhibaato xoogan ku heysa.
ololahaan ayaa soconaya mudo sadax maalina sida qorshaha wasaarada degaanku yahay.
ugu horeyn shacabka muqdisho ayaa aragtidooda ka dhiibtay qorshaha lagula dagaalamayo bacda.
qaar ka mida howlwadeenada wasaaradda degaanka ayaa sharaxaad ka bixiy ololaha aya wadaaan.
Warbixintan waxaa faah faahinaya:Abdulahi Abdulkadir Nor