Olole loogu magacdaray Badbaadi deegaanka oo lagu soo gaban gabeyey Muqdisho.

0
66

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada XFS ayaa soo xiray Ololaha Badbaadi deegaanka. Oo mudo sadex maalin ah kasocday suuqa degmada xamar wayn ee gobolka Banaadir ololaha ayaa looga hortagayay dhibaatada bacda ay leedahay
Qaar kamida shacabka magaalada Muqdisho ayaa dareenkooda ku.aadan ololaha badbaadinta deegaanka ee Wasaarada deegaanka iyo isbitalka cimilada kahadlay iyagoona soodhaweeyay ay bac ay Wasaaradu ugu talagashay in ay isticmaal dadka shacabka ah deegaankana aay wax yeelo ugaysayn

Wasiir kuxigeenka wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada xfs saciid maxamad cali ayaa soogaban gabeeyay ololaha badbaadi.

Warkan waxaa faah faahinaya:Libaan Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here