Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waaxda Nadaafada iyo Bilic soo celinta Maamulka Gobolka banaadir ayaa Olole Nadaafadeed ka sameesay Wadooyin Muhiim ah ee magaalada MugdishoGaar ahaan xeebta liido iyo qaar ka mid ah wadooyinka waa weyn
Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Dire Ali