Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Magaalada Boosaaso xarunta gobolka Bari ayaa bilaabay Olole nadaafadeed oo lagu hagaajinayo wadooyinka, buundooyinka ito goobaha miya mareenada ah
Waxaana ololahan ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka Magaalada Boosaaso iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkan waxaa faah faahineysa:Hamdi Diriye Ali