Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shaqaalaha waaxda Dad-dhigista ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay degmada Kaaraan , iyago ka qeyb-qaadanaya dadaallada lagu hagaajinayo bilicda caasimadda.
Ololahan nadaafadeed ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo uu maamulka Gobolka Banaadir ku doonayo in lagu hagaajiyo nadaafadda iyo bilicda caasimadda.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abditah Mohamed Ahmed.


