Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ururka Bulsho Bile oo ah urur ka shaqeeya horumarinta arimaha bulshada Galmudug ayaa magalada Dhuusamareeb ka sameyey olole Nadaafadeed.
Dhalinyarada Ururkan ku mideysan ayaa todobaad kasta maalinta Jimcaha waxa ay magalada ka sameeyan olole Nadafadeed siyey sare ugu qadaan bilicda iyo Caafimaadka Caasimada dowlada Galmudug ee Dhuusamareeb.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abduahi Abdulkadir Nor