Olole Nadaafadeed oo laga Sameeyey magalada Galkacyo

0
30

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xaafada Garsoor ee Magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa laga sameeyay olole Nadaafadeed oo iska kaashanayeen Dowlada Hoose Galkacyo iyo Ururada Bulshada oo ka shaqeeyo Arrimaha nadaafada.

Ololahaan nadaafadeed ayaa waxaa lagu furaayeey Wadooyiin xirnaa iyaga wadooyiinka qaar laga jarayaya geedka loo yaqaano Garanwaaga

Warkan waxaa soo jeedinaya: Sacdia Abdulqaadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here