Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Xafadda dayax ee
Magaaladda Dhuusamareeb ayaa olole nadaafadeed sida jir ah ah uga
sameeyey Xafadda dayax ,Sido kole ololaha ayaa wax qeeb ka aha jarista geed-yahuudka iyo furitaanka wadooyinka muhiinka ah.
Gudoomiyaha Xafadda dayax ee magalada dhuusamreeb ee casimada galmudug Abdirisaq Mohammed Hussein iyo qaar ka mid ah bulshada xafadda ayaa ugu baaqay bulshada inteeda kale in ay ka qeeb qaatan hormarinta xafadda.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulakdir Yusuf