ol’ole wax lagubarayo gabdhaha oo laga bilaabay degaanno ka tirsan gobolka Mudug.

0
98

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Waxbarashada dowlad goboleedka Galmudug oo maalmihii danbe waday olole kor loogu qaadayo tirada gabdhaha aada goobaha waxbarashada ayaa degaano ka tirsn gobolka mudug ka sameyey wacyigalintaas.
Degaanada waxaa ay kala ahayeen Xibin saxan-saxo iyo Xeer ku gama.
Gudoomiyaha waxbarashada gobolka mudug kan degmada Galakacyo iyo qaar ka mid hugaanka ururada ka shaqeeya horumarinta waxbarashada ayaa lahadlay dadka deganadaas.
Bulshada degaanada laga sameeyey ololahaan ayaa dhankooda soodhaweyey waxaana ay shegeen in waxabarashada diyaar u yihiin garahaana in gabdhaha u diraan dugsiyada.

waxaa soo jeedinaya. Abdullahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here