WARARKA Ololo Nadaafadeed oo laga bilabay xafadda waaxda Galbeed ee degmada Cadaado By admin - October 8, 2023 0 129 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha arimaha bulshada degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa daah furay todobaadka ololaha nadaafadda waaxda Galbeed ee degmada Cadaado. Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa. http://radiodaar-dheer.so/wp-content/uploads/2023/10/warka-cadado-by-sacdiyo.mp3