Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Tamarta ,Biyaha iyo Macdanta Puntland oo kaashanaysa dowladda Norwey ayaa kulan wacyigelin ah u qabatay qaar kamid ah Bulshada ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug.
Kulankan oo socon doona muddo 3 cisho ayaa bulshada loogu wacgelinaya faaidada goobaha danta guud gaa ahaaj leyrrku ku shaqeeya cadceeda oo dhaawaan laga hirgeliyaya magaalada.
waxaana inoo soo jeedineysa:Hamdi Diriye Ali