Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Qaar kamida Dhalinyarada ciyaara kubada cagta ee magalad Dhuusamareeb ayaa ugu baqay maamulka Galmudug in ay hormariyaan gobaha ciyaaraha madaba sida ay sheegen Ciyaaruhu ay nabada kaqeyb qataan.
Warbixintan waxaa soo jeedineysa-Sacdiyo Abdulkadir Yusuf