Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool degmada Dhoobley oo codsaday in shaqo abuur loo Sameeyo

0
90

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Iyado heerka shaqo la’aanta ee heesata dhallinyarada Soomaaliyeed ee wax bartay ee ku sugan gudaha dalka ow sii kordhayo, xilli tiro badan oo dhalliyaro ahna ay ka qalin jabinayaan Jaamacadaha dalka, taasoo weliba ay sii dheer tahay kuwa wax soo bartay ee ka soo laabanaya dalka dibadii. Qaar dhalinyarada ku nool degmada Dhoobley ayaa Codsaday in fursado shaqo oo abuuro.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here