Qaar ka mid ah haweenka Barakacayaasha ee Baydhabo oo dhar ciid loo qeybiyeey

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Ku dhawaad 70-Haween danyar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool kaamamka Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa loo qeybiyay dharka Ciid iyo Agab u gaar ah Haweenka.

Deeqdan dharka Ciida ah ayaa waxaa ka timid Wasaarada Haweenka Koofur galbeed Somali si ay Maalinta Farxada ula qeyb sadaan walaalahooda. Qaar ka mid ah Haweenka ka faa’ideystay deeqdan ayaa u mahadceliyay Wasaarada Haweenka deeqda soo gaarsisay.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here