Qaar ka mid ah shacabka degmada Xudur oo xalad biyo la,aan wajahaya.

0
35

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xili dalka ay ka jirto abaar aad u daran ayaa qaar ka mid ah Shacabka Degmada Xudur kuwa oo iskugu jura Xoolq dhaqato iyo Barakacayaal ayaa wajaha xalad biyo la,aan oo aad u daran. Shacabka ku dhaqan Degmada Xudur ayaa hay’adda Samalka iyo wasaradda gargaarka koofur galbeed Somali ka codsaday in gargaar laga soo gaaro.

Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here