Qaar kamid ah culimada magaalada Dhuusamareeb oo bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay kaqayb qaadashada dhismaha masjid cusub

0
71

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qaar ka mid ah culimada magaalada Dhuusamareeb ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka qayb qaataan dhismaha masjid cusub oo ka socdo magaalada. Baaqan ayaa lagu sheegay in dadka awoodda ee bulshada ka midka ah in ay ka qayb qaataan dhismaha masjidka si loogu abuuro goob cibaado oo wanaagsan oo Muslimiintu ay ku cibaadeystaan,
.
Culimadu waxay ku adkeeyeen in ka qayb qaadashada dhismahan ay tahay fursad weyn ayna tahy in laga faa.iiidaysto.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here