Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Golaha Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa magaalada dhuusamareeb tababar ku saabsan kor u qaadida Xirfadda Wax-Baahineed ee Saxafiyiinta galmudug uga soo gab gabeeyay qaar ka mid ah wariyaasha magaalada dhuusamreeb.
Tababarkaan oo soconayay muddo saxed maalin ah ayaa waxa iska kaashaday golaha warbaahinta soomaaliyeed iyo Hay’ada UNTMIS
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed