Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Qaar kamid culimada magaalada Muqdisho ee casimada dalka ayaa baaq nabadeed kasoo saaray in lajoojiyo colaad beeleedyada ka socda qeybo ka mid ah dalka ,Culumada ayaa madaxda dalka kuwa dowlad goboleedyadda, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan bulshada ugu baaqay inay ka qeeb qaatan sidi loo joojin laha dagalada Sokeeye ee dalka ka jira.
Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa.