Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Iyada oo inta badan maanta dalka laga ciiday ayaa qaar kamid ah magaalooyinka waawayn ee Galmudug qaarkood waxaa laga oogay salaadda Ciidda.
Magaalooyinka, Caabudwaaq, Cadaado iyo Gaalkacyo ayaa kamid ah degmooyinka ay qaar kamid ah bulshadu isu soo bexeen si’ay u ciidaan
Warbixintan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad